Maxaa cusubEXPLORE ALL
ATMIS: oo war saxaafadeed ka soo saartay wixii ka dhacay irida xerada xalane.
War-saxaafadeed kasoo baxay taliska ciidamada nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee ATMIS , ayaa lagu faah faahiyay dhacdo maalintii Axada ka dhacday albaabka laga galo ... Read More
Galhareeri TVEXPLORE ALL
ATMIS: oo war saxaafadeed ka soo saartay wixii ka dhacay irida xerada xalane.
War-saxaafadeed kasoo baxay taliska ciidamada nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee ATMIS , ayaa lagu faah faahiyay dhacdo maalintii Axada ka dhacday albaabka laga galo xarunta Xalane oo ah taliska ugu weyn ee ATMIS. ATMIS ayaa qoraalka ay soo saareen ku sheegay in nin toorey watay uu damcay in uu ... Read More
Taariikh nololeedkii Ra’iisul wasaare C/llaahi Ciise Max’ud.
Ra'iisul wasaare Cllaahi C/llaahi Ciise Max'ud ku dhashay magaalada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose sanadku markuu ahaa 1922kii. Horraantii dagaalkii 2aad ee adduunka intii uu socday wuxuu ahaa ahaa arday wax ka barta dugsiyada magaalada Muqdisho. 1943dii markii la dhisay ururkii la oran jiray Somali Youth League ayuu xubin firfircoon ... Read More
Gabay: Cirjiidh iyo Xalane.
Cabdiraxmaan Ibraahim Magan oo ku magacdheer Cirjiidh oo in badan qurbaha ku noolaa, dhulkii hooyana aan muddo dheer tagin ayaa dhawaan safar gaaban ku gaadhay degaanka Jubbooyinka Soomaaliya gaar ahaan xarunta Jubbada Dhexe ee Bu’aale. Markii uu dib ugu soo noqday Yurub oo fadhigiisu ahaa, 2dii bishii Jannaayo, 2011ka ayuu ... Read More
Arimaha BulshadaEXPLORE ALL
Geeraar Caashaq Qaasatan Mid Soo Jiidasho Leh
Ma tirin karo inta aan maqlay, waxaa ihayo cishqi jaceyl, mana aqaano erayo caashaq ah oo aan ku soo jiito lamaanaheyga. Sida aan akhristayaal fara badan kaga caawinay geeraaro jaceyl ah qaasatan geeraar caashaq oo soo jiidasho leh ayaan adigana kaaga caawin karnaa. Markuu caashaq ku haayo waxaa kaa lumayo jihada, waxaa kula wareegayo ... Read More
SUUGAANTAEXPLORE ALL
Gabay: Cirjiidh iyo Xalane.
Cabdiraxmaan Ibraahim Magan oo ku magacdheer Cirjiidh oo in badan qurbaha ku noolaa, dhulkii hooyana aan muddo dheer tagin ayaa dhawaan safar gaaban ku gaadhay degaanka Jubbooyinka Soomaaliya gaar ahaan xarunta Jubbada Dhexe ee Bu’aale. Markii uu dib ugu soo noqday Yurub oo fadhigiisu ahaa, 2dii bishii Jannaayo, 2011ka ayuu ... Read More
LATEST NEWSEXPLORE ALL
ATMIS: oo war saxaafadeed ka soo saartay wixii ka dhacay irida xerada xalane.
War-saxaafadeed kasoo baxay taliska ciidamada nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee ATMIS , ayaa lagu faah faahiyay dhacdo maalintii Axada ka dhacday albaabka laga galo ... Read More
Taariikh nololeedkii Ra’iisul wasaare C/llaahi Ciise Max’ud.
Ra'iisul wasaare Cllaahi C/llaahi Ciise Max'ud ku dhashay magaalada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose sanadku markuu ahaa 1922kii. Horraantii dagaalkii 2aad ee adduunka intii uu ... Read More
Gabay: Cirjiidh iyo Xalane.
Cabdiraxmaan Ibraahim Magan oo ku magacdheer Cirjiidh oo in badan qurbaha ku noolaa, dhulkii hooyana aan muddo dheer tagin ayaa dhawaan safar gaaban ku gaadhay ... Read More